xulka qaranka dhalinta 17jirada somaaliyeed oo u soo baxay wareega labaad ee tartanka dhalinyarada kubada cagta qaarada africa

Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sanao ayaa us oo baxay wareega 2-aad ee tartanka dhalinyarada kubada cgata qaarada Afrika kadib markii ay bar bar dhac 0-0 ah ku celiyeen dhigooda Kenya oo ay horayna ugasoo badiyeen.

Halkaan ka Daawo Ciyaarta

Sidoo kale Kenya waxaa ay u baahnayd guul 2-0 madaama ay xulka Soomaaliya horay ugasoo badiyeen Kenya oo ay ku dhufteen 3-1 cayaar ka dhacday garoonka Guuleed ee dalka Jabuuti 9-kii bishan,waxaana bareejadii maanta ay soomaaliya u ahayd guul usoo gudbisay wareega 2-aad ee tartanka dhalinyarada Afrika.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s