Ciidamada xarakada Mujaahidiinta alshabab oo la wareegay gacan ku haynta dagmada ceeldheer

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa qabsaday dhamaan goobihii lagu diriraayey shalay iyo droraad sida Galcad ,Masgawaa iyagoona wax yar ka horna qabsaday degmada Ceeldheer iyadoona wax dagaal ka dhacin

Ciidamada Alshabaab ayaa gaafwareegayo degmada Ceeldheer iyadoona dadkii masuuliyiinta ahaana ay isaga baxeen aadeena dhanka xeebta waxaana la ogeen goobta ku xigta ay aadi doonaan alshabaab madaama ay hada gacanta ku dhigeen dhamaan dhulkii xeebta ahaa ee ku awooda badnayeen xoogaga sida weyn uga soo horjeeda

Alshabaab ayaa la rumeysanyahay haday qabsadeen Ceeldheer iyadoona xiligaan awooda isugu geen doonaan siday ku qabsan lahayeen deegnaada Guruceel iyo Dhuusamareeb oo ah halka kaliya ay joogaan kooxaha ka soo horjeda gobolka Galgaduud

Ciidamadaan qabsaday Ceeldheer ayaa waxaa hogaaminayey Kobakudukade oo deegaan ahaan ka soo jeeda degmada Ceeldheer

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s