Caaqilka dhalinta deeganaada casayrland caaqil C/risaaq cawaash beeldaaje oo shaaciyay xiliga ay dhacayso doorashada gudoomiyenimo ee ururka Casayrland youth union

  Caaqilka dhalinta deegaanada casayrland caaqil C/risaaq Cawaash beeldaaje oo maanta kulan ay isugu yimadeen xubno gaaraaya ilaa 40qof  hoyga kulanka dhalinta jaaliyadaha deegaanada  casayrland ee Www.casayrlandchat.ning.com  ka shaaciyay xiliga doorashada gudoomiyenimo ee ururka.

Caaqil C/risaaq waxa uu ka sheekeeyay marxaladihi kala duwanaa ee uu ururku soo maray iyo heerka tayo uu hada taagan yahay ururku  waxa uuna u mahad celiyay gudiga fulinta ururka

Isaga oo ku salaynaaya nadaamka u yaala ururka ayuu waxa uu carabka ku dhuftay in doorahsada gudoomiyenimo la qabanaayo tariikhdu markay tahay 20/5/2010 waxa uuna usoo bandhigay dhamaan xubnihi kulaankaas joogay in qof walba uu isu soo sharixi karo jagada gudoomiyenimo ee ururka waxa uuna ku xiray shakhsiga doonaaya jagadaas in uu buuxiyo shuruudaha kala ah .

  • In uu yahay ruux jooga somalia
  •  In uu yahay ruux aqoon leh
  • In uu yahay ruux firfircoon oo karti waxqabad leh
  • In uu soo bandhigo mudada uu xilka haynaayo wax qabadkiisa iyo ajandihiisa ku aadan ahdaafta ururku u dhisan yahay
  • In uu yahay shakhsi sumcad ku leh dhalinta dhexdeeda

dhamaan xubniihii kulankaas joogay ayaa soo dhoweeyay qaabkaan wanaagsan waxayna ku amaaneen xubnaha ururka in ay yihiin rag waxbadan oo is badal ah sameeyay oo aan ka taaban karo dhanka isku xirka jaaliyahada deegaanada casayrland ee ku dhaqan daafaha caalamka

Gabagabadii kulankaas ayaa ku soo dhamaaday farxad waxaay dhalintu balanqaadeen in ay ka shaqaynayaan dhamaantood horumarinta midnimada jaaliyadaha deegaanada casayrland iyo kor u qaadida adeegyada bulshada .

Idiris Makiinad Dooxajoog

dooxajog5@hotmail.com

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s