Turkiga oo qabanaya shir weeyne caalami ah oo looga hadlayo arinaha Soomaaliya.

Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay qaban qaabineyso Shirwayne lagu dhamaynayo xasaradaha siyaasadeed ee ka taagan wadanka Soomaaliya .

Sida laga soo xigtay xoghayahayaha wasaaraadda arimaha dibadda ee wadanka Spian haweenayda Anjal lossaada , ayaa sheegtay in wadanka Turkiga uu qorshaynayo Shirkaan caalamig ah ee loo qorsheeyay in uu wadanka Turkiga ku qabsoomo bartamaha bisha may ee nagu soo aadan .
 
Maalintii talaada ayaa wasiiraka armimaha dibadda ee dalkaasi ka dhawaajiyay in sidoo kale lagu qorshaynayo in shirkaas lagu caawiyo dowladda kmg  ee Soomaaliya ,

Mss Losaada ayaa sheegtay in in figraddaan ah in loo qabto Soomaliya shirwayne caalami ah uu soo jeediyay R/wasaaraha wadanka Isbayn joos sabateero sanadkii la soo dhaafay isaga iyo Madaxwaynaha wadanka faransiisa  Nekola sarkoosi.

Wadanka Soomaaliya ayaa qalalaaso ku soo jray tan iyo markii ay dhacday dowaladdii dhexe sanadkii 1991kii, hayeeshee dowladda haatan ka dhisan ay wado dadaaladii ugu danbeeyay ee ay amaanka iyo kala danbaytii  ku soo celinayso .

Sidoo kale waxaa ragaadiyay wadanka Soomaliya kooxo Burcad badeed ah iyo Maraakiib shesheeye oo weerar ku aha khayraadka biyasha Soomaliy dhex ceegaaaga.

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s