Xarakada shabaab oo shegatey in ay la wareegeen Degaano hoostaga Degmada Ceel Dheere ee Gobolka Galgaduud

Wararkii ugu danbeeyey ee laga helayo Deeganada Hoosyimaada Degmada ceel Dheer ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay shegayan in dagalo ay ka dhaceen ay iskaga horyimadeen Xarakada Shabaab iyo Kooxo la shegay in ay yihiin dadka degaanka oo taageera Ahlu Sunaha Waljameeca kaas oo saakey ka qarxey.

Abaraahii 6: 00: Subaxnimo ayey Sheegatey haweenay ka soo hadashey deganka masaga waay oo ka qaxdey sakeey in uu bilodey dagalka isla markaasna Isgaarsiinta xaleyba la waayey 3:00: habeenimo la sii wayey balse ayaku ay sakey ogadeen hadan ay maqlayaan rasasta ay isku adegsanayan.

Dagaldaan saakey kawada qarxey Degnada masaga waay iyo Gal cad ayaa waxa dyrba guulo ka shegatey Xarakada Shabaab oo dhankooda shegatey in ay la wareegeen deganadaas isla markasna ay hada gacanta ku hayaan ayadoo bay yiraahdeen uusanba dagaal ka dhicin Degaanka Gal cad balse iska hor imaad aan buurneyn uu ka dhacey Masaga waay waa sida ay hadalka u dhigeen Xarakada Shabuubul mujaahidiin dhankooda.

Sidoo kale waxaan ilaahad sicad loo shigin qasaraha rasmigaa ee ka dhashey dagaldaan saakey dhacey iyo waliba gobahaas oo sida haweydaan ay sheegtey ay ka baxeen dadkii rayidka ahaa oo hada meelaha baadiyaha ah ku sugan iyagoo ka cararey rasaaasta ay dhinacyadu isku ridayaanxarakad shabab

Dhanka kale waxaan ilaa hada wax wara laga helay dhinaca culumaa u diinka Ahlu sunah wal jameeca ee gobolada Dhexe in ay jiraan dagaldaan la shegay in ay ka dhaceen Masaga waay iyo Gal Cad ee loogala wareegey iyo sidoo kale qasaraha ka soo garey

Xigasho dayniile.com

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s