Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland

Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa doorashooyinka Somaliland. Guddiga doorashada ayaa sheegay in doorashadu dhici doonto bisha June.

Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegaynaa Doorashooyinka Somaliland. Guddiga doorashada ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqay in doorashooyinka madaxweynenimo ee Somaliland ay dhici doonaan bisha June ee sanadkan, sidoo kalena xisbiyada siyaasaduna waxay kala saxiixdeen heshiiska ku saabsan anshaxa ay ku galayaan doorashooyinka.

Hadaba Barnaamijkan ayaa lagu falanqeynayaa heshiiska anshaxa doorashooyinka ee sadexda xisbi ay kala saxiixdeen. Howllo noocee ah ayaa ka soo hormari doona maalinta doorashooyinka.

Barnaamijka Faaqidaadda Waxaa ka qeybalaya.

1- Madaxa ololaha ee xisbiga talada haya ee Udud, Cismaan C/laahi Cigaal (Hindi) oo Berbera jooga.

2- Xoghayaha xisbiga mucaaradka ee Kulmiye Kayse Xasan Cige oo Hargeysa jooga

3- Yuusuf Kaariye oo ah cilmi-baadhe ka tirsan jaamacad ku taala Faransiiska oo Hargeysa jooga.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

  • Faaqidaadda Toddobaadka Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland                                                                                                                                                      allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s