Suldaan Siciid Cali oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaaya Degaanka Cagaarane

Suldaan Siciid Cali  oo ku sugan Gobalka Sanaag gaar haan Degmada Ceerigaabo Ayaa Baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee ku dagaalami degaanada Cagaarane, Bacadweyne Iyo Cammara, Waxana u ugu baaqay Beelaha Walaalaha ah Ee ku dagaalami degaanada kala duwan inay dagaalka joojiyan Isla markana Nabada qatan
”Dadka Walaalaheen ah ee is dilaya waxan ugu Baaqaya inay Joojiyan Xabada Iyo Dhiga dadanaya, Waana ka Xunuunsan Dhiiga Iyo Xabada ay daadin, Waxana ugu baaqaya inay joojiyan Oo la wada hadalo” Ayuu Yiri Suldaan Siciid Cali  Oo la hadlaya allcasayr.com.
Suldaan Siciid   Ayaa sheegay in loo bahan yahay in dagaalada iyo Dhiiga Shacabka Walaalaha Ah ee Somaliyeed sidaa ugu dhaqsaha badan loo joojiyo, Sii gaar ah Suldaanku Waxa ugu baaqay Beelaha ku dagaalami, Bacadweyne Iyo Cammara, Inay Xabada joojiyan, Sidoo kale suldaan Xarigle ayaa ugu baaqay Beelaha mar kale dagaalkoodu ka soo cusboonaday degaanka Cagaarane ee Gobolka Nugaal inay Xabada joojiyan Nabad iyo Wada hadalkana la isagu yimado isaga oo Sheegay in Aan Xabadii Xal aheyn.

eng abdalla mohamed mohamuud

allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s